Artwork

Innhold levert av United Nations Assistance Mission in Somalia. Alt podcastinnhold, inkludert episoder, grafikk og podcastbeskrivelser, lastes opp og leveres direkte av United Nations Assistance Mission in Somalia eller deres podcastplattformpartner. Hvis du tror at noen bruker det opphavsrettsbeskyttede verket ditt uten din tillatelse, kan du følge prosessen skissert her https://no.player.fm/legal.
Player FM - Podcast-app
Gå frakoblet med Player FM -appen!

Path to Peace (Episode 354): #WorldHumanitarianDay

15:26
 
Del
 
Manage episode 374590139 series 2276607
Innhold levert av United Nations Assistance Mission in Somalia. Alt podcastinnhold, inkludert episoder, grafikk og podcastbeskrivelser, lastes opp og leveres direkte av United Nations Assistance Mission in Somalia eller deres podcastplattformpartner. Hvis du tror at noen bruker det opphavsrettsbeskyttede verket ditt uten din tillatelse, kan du følge prosessen skissert her https://no.player.fm/legal.
[This show is produced in Somali only; English caption of the show context is down below] Todobaadkan #TubtaNabadda, ka hor Maalinta Bani'aadamnimada Aduunka waxaan ku falanqeyneynaa xaalada Bani'aadamnimada ee Soomaaliya iyo dadaallada ay wadaan hay'adaha samafalka iyo dowladduba si wax looga qabto baahiyaha ka jira wadanka. Waxaan wareysanay Maxamuud Xuseen oo ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan daryeelka carruurta ee UNICEF, oo nala wadaagaya safarkiisa gaarka ah ee ku aaddan ka mid noqoshada shaqaalaha samafalka iyo saameynta ay shaqadiisu ku leedahay nolosha carruurta iyo qoysaska Soomaaliyeed, wuxuuna sidoo kale nala wadaagaya sheekooyin cajiib ah oo ku saabsan u adkeysiga dhibaatada. Waxaa kaloo barnaamijka marti noogu ah Maxamed Macallin oo ka socda Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA) oo sharraxaad ka bixinaya doorka SODMA ee isku xirka arrimaha Bani'aadamnimada iyo muhiimadda ay leedahay in ay is kaashadan hay’adaha kala duwan ee wax ka qabta xaaladda Bani'aadamnimada ee Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Cali Guutaale iyo Fatxi Maxamed. Nala wadaag aragtidaada ku saabsan baahiyaha Bani'aadamnimada ee degdega ah ee ka jira Soomaaliya iyo sida shaqaalaha Bani'aadamnimada ay u dabooli karaan baahiyahaas adigoo wacaya raadiyaha aad ugu jeceshahay inta uu socdo barnaamijka maanta: Radio Mogadishu (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Kulmiye (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Baidoa (1.30 p.m., 9.00 p.m.) SBC Radio (1.20 p.m., 7.30 p.m.) Radio Garowe (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Cadaado (1.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Risala (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Dalsan (2.30 p.m., 8.30 p.m.) Radio Hiranweyn (1.15 p.m., 8.15 p.m.) Radio Galgaduud (2.30 p.m., 9.00 p.m.) Radio Kismaayo (2.30 p.m., 7.00 p.m.) Waamo Radio (8.00 p.m.) Isnaay Radio (7.00 p.m.) Sanguuni Radio (8.00 p.m. Axad) Beerlula Radio (8.30 p.m. Axad) Arlaadi Radio (8.00 p.m. Axad) Radio Daar-Dheer (8.30 p.m. Talaado) Radio Jowhar (2:00 p.m., 8:30 p.m.) Waxaad sidoo kale ka helikartaa Podcast qaybtaan iyo qaybaha kaleba: iTunes: https://podcasts.apple.com/.../tubta-nabaada.../id1373615264 Stitcher: https://www.stitcher.com/show/tubta-nabaada-path-to-peace TuneIn: https://tunein.com/podcasts/Podcasts/Tubta-Nabaada-Path-to-Peace-p1120872/ -------- Si aad wax badan uga ogaato wararka iyo warbixinada Howlgalka Kaalmaynta QM ee Soomaaliya, booqo: Website: https://unsom.unmissions.org Twitter: https://twitter.com/UNSomalia Facebook: https://www.facebook.com/UNSOMALIA Flickr: https://www.flickr.com/photos/unsom/ SoundCloud: https://soundcloud.com/unsom-somalia/... Vimeo: https://www.vimeo.com/unsom ----- ----- This week on #TubtaNabadda, ahead of World Humanitarian Day, we discuss the humanitarian situation in Somalia and efforts by both the humanitarian community and the government to address needs in this area. We speak with Mohamud Hussein from the UN Children’s Fund (UNICEF), who shares his personal journey of becoming a humanitarian worker and the impact of his work on the lives of Somali children and families, and he also shares remarkable stories of resilience in the face of adversity. Our second guest, Mohamed Moalim from the Somali Disaster Management Agency (SODMA), explains the role of SODMA in coordinating humanitarian affairs and the importance of collaboration among different actors in addressing the humanitarian situation in Somalia. The programme is presented in Somali by Ali Gutale and Fathi Mohamed. Share your views on the most urgent humanitarian needs in Somalia and how humanitarian workers can meet these needs by calling your favourite radio station during the show today.
  continue reading

290 episoder

Artwork
iconDel
 
Alle episoder

×
 
Loading …

Velkommen til Player FM!

Player FM scanner netter for høykvalitets podcaster som du kan nyte nå. Det er den beste podcastappen og fungerer på Android, iPhone og internett. Registrer deg for å synkronisere abonnement på flere enheter.

Hurtigreferanseguide

Copyright 2024 | Sitemap | Personvern | Vilkår for bruk | | opphavsrett